English

Jaamacadaha Dalka

Amoud University

Alfurqan University

Benadir University

Burao University

East Africa University

Hamar University

Hargeisa University

Indian Ocean University

Islamic University

Kismayo University

Mogadishu University

Puntland State University

Somalia University

Taibah University

SIMAD Institute

SOHDEC Institute

Jaamacadaha Dibadda
Malaysia University
Punjab University
University of Karachi
Cairo University
UST Yemen
UET Lahore University
IIU Pakistan University
Makerere University
Int'l Univ. of Africa
University of Sindh
Khartoum University
Nairobi University
Osmania University
University of Dares Salam
Mehran University
Jazeera University
Beihua University
Educational Links
HACUS
Somali Teachers
Iftiinka Aqoonta
Afro Education Consulting
Somali Medical Association
SSS Malaysia
Somali Students in India
Somali Teachers UK
Somali Students, USA
Osman Arts
Qabridahare Edu
Agabso
Waxbarasho
Somali Doctors
Benadir Univ. Medical Students Ass. (BUMESA)
Waxbarashada Allaybaday
Cosmos Consultancy
Dugsiyada Gobollada  Soomaaliya
Somaliland Schools
Puntland Schools
Central Schools
South Schools
 
Bogga Somali Education
Ujeeddooyinka Bogga
Warbixin u soo gudbi

Daawo sawirada xafladda oo badan

Somali Education

Xaalada waxbarashada ee dalka Bangladesh
Ma dooneysaa inaad wax ka barato dalka Bangaladesh. Waa sidee nolosha iyo waxbarashada dalkaasi iyo qiimaha kulliyadaha kala duwan iyo maciishaddaba. Liiska jaamacadaha dowladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay iyo qaabka lagu heli karo. Sidoo kale macluumaad ku saabsan qaabka ardeyda Soomaliya ku dalban karto jaamacadaha dalka Bangaladesh ..Warbixinta oo dhameystiran

Maxaad ka taqaannaa maaddada Public Health?

Public health waa maado badanaa postgraduate ah inkastoo ay jirto iyadoo bachelor lakiin Pakistan kuma maqal. Public health waa maado balaadhan kuna saabsan cafimaadka bulshada , halka dhakhatarka uu daweeyo qofka ama patient public health qofka barta waxa uu dawaynayaa bulshada, public health waxaa kaloo loo yaqaanaa community...Warbixinta dhan
Maxaad ka taqaannaa maaddada Microbiology?
Microbiology waa laan ka mid ah biology lana xiriirta waxyaalaha aysan ishu arki karin ee ah bacteria, virus, fungi,parasites(dulin) etc sida magaca ka muuqata waxaa loogaga shaqeeyaa isbitaalada qaybata abuurka(culture),waana qeyb ka mid ah shaqooyinka clinical labs-sheeybaarada caafimaadka ay qabtaan waxay kaloo la xiriirtaa caafimaadka xoolaha,beeraha,biyaha la cabo..Akhri warbixinta


Maxaad ka taqaannaa maaddada Pharmacy?
Pharmacy waa barashada cilmiga daawada waana qayb kamida cilmiga caafimaadka ( medicine ) qokku wuxuu baranayaa sida loo sameeyo , loo suuqgeeyo ,sida loo isticmaalo si taxdarleh (safe use) , maxaayeelo daawadu marna waxaybay daawaysaa marna iyada ayaa keenta dhibaatooyin badan ( complications) ,iyo sida la isku daro dose ( small scale compounding )

Cilmiga Kombuyuutarka: Barashadiisa & waxay kaaga baahan tahay
Waxaan jeclahay qoraalkan gaaban inaan ku soo koobo inta suura galka ah waxay tahay maadadii aan afartii sanno ee la soo dhaafay dhiganayay oo ah Computer Science, wixii caqabado aan la kulmay, waxyaabaha aan u arko in ciddii danaynaysa ay u baahan tahay inay ogaato si ay si guul leh ugu dhamaysato barnaamijka Bachelor of Science in Computer Science.

A career in newspapers
The American Society of Newspaper Editors offers this brief advisory to students who are considering careers as newspaper journalists.Most beginning journalists head into reporting, but newspapers also seek young talent as photographers, artists, copy editors, computer experts, librarians, and other specialists....Read More
Agriculture
Agriculture is a generic word which evolves all scientific and social activities in producing food from land and animals including birds (poultry). In this meaning it excludes food resources from forest and marine. It is a growing science of so many different branches. All most every decade new disciplines emerge and main branches are split into many. For simplification and understanding we hereby stand on main branches up to bachelor level and explore sub-divisions under these branches.
Ururka Dhallinyarada Soomaaliyeed ee Suudaan oo ka qeyb galay shir ay isugu yimaadeen dhallinyarada Carbeed
Ururka Dhallinyarada Soomaaliyeed ee Suudaan ayaa ka qeyb galay shir ay isugu yimaadeen dhallinyarada Carbeed. S
hirkaasi oo lagu qabtay dalka Urdun gaar ahaan magaalo xeebeedka CAQABA intii u dhaxeesay 07-14/12/2007 ayaa waxaa looga hadlayey ilaalinta deegaanka badaha iyo saameynta ay ku yaalan karto isbadallada cimilada aduunka..Warbixinta oo dhan
Ururka Ardayda Banka Islaamka ee Urdun iyo wafdi ka socda Ururka Dhallinyarada Soomaaliyeed ee Suudaan oo ka wada hadlay arrimo badan
Ururka aradada banka islamka ee Jordan (ISLAMIC DEVELOPMENT BANK STUDENTS ASSOSIATION IN JORDAN) iyo wafdi ka socda ururka wadaniga dhalinyarada soomaaliyeed  ee suudaan Somali National Youth Union ( SNYU) ayaa si wada jir ah ugu ciiday dalka jordan.kuwaas oo munaasabada ciida carafo la  wadaagay umadda musliimta ah....Warbixinta oo dhan

Ardeyda Soomaaliyeed ee Jaamacadda Karachi oo casho-sharaf u sameeyay madaxda jaamacaddaasi
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay soo qaban qaabiyeen ardayda Soomaliyeed ee wax ka barata jaamacadda Karachi University ee dalka Pakistan ayaa 12kii September waxa ay ka dhacday guriga martida ee Jaamacadda Karachi University....Warka iyo sawirrada xafladda

Baroordiiq loo sameeyay Marxuum Ustaad Dhoobaale
Xaflad baroordiiq ah oo lagu maamuusayay waxqabadkii Allaha u naxariistee ustaad Maxamed Axmed Xuseen (Dhoobaale) ayaa lag qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo munaasabaddaasina ay ka soo qeybgaleen maamulka iyo macalimiinta machadka SIMAD...Warka oo dhan

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Suuriya oo 39 Arday guddoonsiiyey abaalmarinno 

Xafladda si wanaagsan loo agaasimay uuna qaban qaabadeeda lahaa xafiiska Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Suuriya ,laguna guddoonsiinayey ardayda Soomaaliyeed ee dhigata dugsiyada dalka Suuriya Abaal marrino ayaa lagu qabtay Xarunta Naadiga Anasar, ee Xaafadda Masaakin ee magaalada Dimishiq.....Warkii oo dhan
Sidee wax looga baran karaa dalka Hindiya?
Marka hore waan ku faraxsanahay dadaalka waxbarasho ee ay waddo Xarunta La-talinta Waxbarashada ee Afro oo aasaastay Somaliedu.com, gaar ahaan mida macluumaadka loogu raadinayo ardayda rabta inay waxabrasho dibadaha u raadsadaan.  ...Warbixinta oo dhan

Xarunta Afro Education oo loo xil-saaray inay dalka Soomaaliya wakiil uga noqoto jaamacadaha dalka Shiinaha
Xarunta La-talinta Waxbarashada ee Afro ayaa loo aqoonsaday inay tahay xarunta kaliya ee wakiilka ka ah jaamacadaha Shiinaha, iyadoo xaruntu soo saari doonto  oggolaanshaha jaamacadaha dalka Shiinaha, gaar ahaan jaamacadda Beihua oo bixisa waxbarasho caafimaad raqiis ah...Warbixinta oo dhan
Xarun la talisa ardeyda oo laga furay Muqdisho
Xarunta La-talinta waxbarashada ee Afro (Afro Education Consulting) ayaa xafiis ka furatay magaalada Muqdisho si ay gacan u siiso ardeyda, bareyaasha iyo hay'adaha waxbarashada ku shaqada lehba inay helaan la-talin ku sabsan adeegyada ay u baahan yihiin...
Warka oo dhan
Qaar ka mid ah ardeyda Soomaaliyeed ee Addis Ababa oo shahaadooyin la guddoonsiiyay

Xaflad qalin jebin ah oo si heer sare ah loo soo agaasimmay, isla mar ahaantaasna, shahaadooyin aqoonsi leh lagu guddonsiinaayay arday Soomaaliyeed oo dhameysatay barashada aaladda computer-ka ayaa waxa ay bishan May 7deedii 2007, ka dhacday hoolka xarunta sare ee tababarrada computer-da oo ku dhaw Bole Rwanda oo ku taalla caasimadda dalka Ethiopia ee...
Warka oo dhan

Waxbarashada Muqdisho oo dib u billaabatay dagaallada kadib
Howlihii waxbarashada ee magaalada Muqdisho ayaa dib u billowday horraantii bishan May ee 2007da kadib muddo bil ka badan uu dagaal lagu hoobtay ka soconayay magaalada, dagaalkaasoo geystay khasaare badan
...Warka oo dhan

Xaflad loo sameeyay arday ka qalin jebisay machadka Imaamu Shaafici ee magaalada Berbera
Xafladan si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay soo qaban qaabiyeen ardayda Dugsiga Hoose Dhexe ee Imaamu Shaafici taas oo looga gol lahaa baruurujinta iyo dhiirigalinta Ardayda Fasalka u sareeya Dugsigaasi oo sanadka danbe u gudbaya Dugsiga Sare kuwaasi oo iyagu soo abaabulay xafladan....
Warbixinta oo dhan

Bandhig ballaaran oo ay ka qeyb galeen ardeyda Soomaaliyeed ee Masar oo ka dhacay Qaahira

Waxaa kulliyada beeraha Jamacada Qahira ee Dalka Masar Lagu Qabtay xaflad Tariikh ah oo Sanadkiba Mar Lagu Qabto dalka Masar Xafladas waxa so agasima aradayda Dhiigta Kuliyada Beraha ee Jamacada Qaahira Waxa Kala Qeybgali Jiray sida aay cadada ahan Jirtay Dalkastaba safirka uu leyahay....Warbixinta iyo sawirrada
 

Xaflad qalinjebin ah oo ka dhacday Machadka SIMAD ee Muqdisho
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusayay qalinjebinta 53 ardey oo dhameystay waxbarashada Bachelor of Information Technology ayaa
(warkoo dhan)

 
Qaar ka mid ah dugsiyada magaalada Muqdisho oo la xiray

Xaaladda ammaan-xumo ee ku soo korotay magaalada Muqdisho waxay sababtay in albaabada loo laabo qaar ka mid dugsiyada waxbarashada ee magaalada. Dugsiyada albaabada loo laabay oo isugu dugsi-Quraan iyo iskuullada cadiga ah...(warkoo dhan)
 

Waa sidee waxbarashada dalka Jarmalka?

Waxaan ahaa arday dhamaystay waxbarshada dugsiga sare kuna dhameeyay iskuulka Imaamushafici ee magaalada muqdisho waxaana imtixaankii ugu  danbeeyay u fadhiistay sanadkii 26-6-2002  ee dugsiga sare  kadib  (warkoo dhan)
 

Wararkii Hore


Maqaallo
 

Dhibaatooyinka haysta ardeyda wax ku barata dibedaha
 

Waa Maxay Siyaasaddu? (Read)
 

Miyaan la tabin gabdhihii Soomaaliya? (akhri)

Cilmiga Beeraha iyo  horumarinta dhaqaalaha Soomaliya (akhri)


Kororso Aqoontaada
 

Yahoo! iyo MSN Messenger oo laysku xirayo (Read More)

Khatarta Ku Timaada  Darawallada Mobile-ka ku hadla (Read More)

Taleefoonnada gacanta oo waxyeello u geysta unugyada jirka iyo DNA-da (Read More)
Af-Soomaaliga oo noqday sumadda Soomaalinnimada (Read More)


Ila Qosol
 

Kaalinta ardeydu ka qaadan karaan dib-u-dhiska dalka

Nin Kenyan ah oo soo doontay gabadha Bill Clinton (Read More)

Waxbarta aan barwaaqo gaarne

Warbixino muhiim ah

Sidee loo xushaa kulliyad, jaamacad, iyo dalka aad wax ka baraneyso? (akhri)
 

Maxaa ardeyga muhiim u ah marka uu u dhoofayo dalka dibeddiisa? (akhri)
 


Sidee wax looga baran karaa?

Sudan India
Pakistan Masar
Yemen Malaysia
Urdun Ruushka
Uganda China


Baafin

Ma dooneysaa inaad raadiso saaxiibkaagii dugsiga, jaamacadda, amaba qof maqaal ku soo qoray Somali Education

Baafin: Ardeyda Urdun, waxaa baafinaya shaqaale ka howlgala Urdun
Somali Education is the first and largest Somali website that reports and promotes education in Somalia and connects the students throughout the world.

Somali Education promotes education in Somalia through media.

Contact: somaliedu@yahoo.com
Designed & Hosted by AfroTech