Jaamacadaha Dalka

Amoud University

Alfurqan University

Benadir University

Burao University

East Africa University

Hamar University

Hargeisa University

Hiran University

Indian Ocean University

Islamic University

Kismayo University

Mogadishu University

Puntland State University

Somali University

Taibah University

SIMAD Institute

SOHDEC Institute

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Jaamacadaha aan website-yada lahayn waxaa loogu bishaareynaa in qiimo jaban loogu sameyn doono website dhameystiran. Fadlan la soo xiriir Somali Education.

Somali Education

Waxbarashada dalka Malaysiya

Waddanka Malaysia waxa uu ku yaallaa koofurta Asia. Malaysia waa waddan ku fiican dalxiiska, Malaysia waxeey leedahay xeebo wanagaasan iyo cimilo wanaagsan .dhulka Malaysia waxuu  ka koobanyahay  laba qeybood oo la kala yiraahdo kalbeed Malaysia ( Peninsular Malaysia iyo Semenanjung Malaysia ) oo ka kooban 14  gobol  oo eey ku jiraan  laba kobol  (states)  lakala yiraaraahdo ama  Sabah iyo Sarawak. oo kudhax yaala dhulka la yiraado  Borneo .ama jasiiraddo badda

waxaa kala qeybisa  640 miles of the South China Sea. Malaysia waa wadan ku dhaqama habka  Fedaraal ka ah oo  ka kooban 11 states and  three federal territories. 

Malaysia waxaa Kunool qowmiyaddo  kala duwan oo  kala  aaminsan diimo kala duwan  iyo luuqaddo kala  duwan, sida qoowmiyadda Malay( dadka dhulka iska leh, qowmiyadda Chinese iyo qowmiyadda  Indian(Tamil). in kastoo badka  badanyihiin eey yihiin Islam iyo Malay .Tira ahaan dadka Malaysianka waa  27.5 million in  2006,  Malaysia waxeey kusugantahay xaalad dhaqaalo xoogan...

Malaysia waxaa eey kamid tahay wadamadda caalamka ugu soo saar badan computer disk drives,  waxeey kaloo malaysian soo saaraan palm oil( saliida cuntadda, rubber( caaga) and timber iyo baabuurka qaran oo la yaqaaan (a "national" car - the Proton), baabuurka qaran waxuu  ka kooban noocyo farabadan sidoo kale Malaysia waxa eey soo saarataa cuntadda iyo alaabaha kale ee lagu isticmaalo wadankooda  gudahiisa.

Malaysia waxeey xaduudo badan la leedayhay wadamadda Singapore oo ah jasiirad yar oo ka kooban hal magaalo ... sidoo kale malaysia waxeey xaduud la wadaagtaa wadanka Thailand iyo Indonesia  Filipino iyo  Brunei  ..

 Xagga wax barashadda  

Malaysia waxeey leedhay 24 university oo ka kooban public University (Jaamacadaha  Dowladu Leedahay)  iyo Private University ( Jaamacaddaha shirakadaha isk leeyihiin)  .

Public University (Jaamacadaha  Dowladdu Leedahay) badankood  Undergraduate programwaxaa lagu dhigtaa ama qaataa afka Malay oo ah luuqadda wadankaan waa Waxii ku sabaabsan.

Postgraduate programs  waxaa lagu dhigtaa af ka English, hanaqoto  Private Universities ama public universities , sidoo kale private universities  waxaa lagu dhigtaa af ka English either Undergraduate programs or  postgraduate programs . 

Dhamaan Universities (Jaamacadaha)  iyo collages  in Malaysia , Marnaba  ma bixiyaan  scholarship ama kaalmo, arrintaan ayaa soomaali badan ku soo qaldameen  kadib markii eey iska yimaadeen ayagoo aan haysan wax lacag, una  haystay in malaysia laga helo kaalmo wax barasho, waxaa dhacday in arday badan laga joojiyay waxbarashadii kadib markii eey iska bixinwaayeen lacagihii waxbarashadda (fees) iyo lacagta Visa .

 Malaysia  waxaad  kaliya ee aad ku tashankartaa  waa waxii lacag ah ee aad haysatit ama aad hubtit in laguu soo diri kara ,waxaa jirta in marka qaarkood la helo tiro aad iyo aad u yar oo  scholarships( kaalmo)..

scholarships badankood waxaa laga  helaa hay'addaha Islamic ah oo saldhigooda yahay wadamadda carabta kadibna yimid Malaysia ayagoo scholarship haysta, Marnaba ma dhicin in gudaha malaysia laga helo scholarship, Malaysia waxeey kaloo leedahay lacag adag,oo nolosha qaali ka dhigeysa  qaali sidaas
daraateed nolosha waxeey noqtaa yara qaali, lacagta Malaysia waxaa loo yaqaanaa Ringgat , waxaana loo soo gaabiyaa RM.  halkii Dollar ($1) waxuu la egyahay sadax shalin iyo afartan (RM3.40)   Ama  $1=RM3.40…

xaga qarashka waxbarashadda Jaamacaddahu waxa uu u dhaxeeyaan sanadkii from $2800 ilaa $4000 per year , laakiin Maadooyinka Kusaabsan Caafimaadka waxa eey laba jeer  ka sareeyaan Qiimaaha  maadooyinka Kale .

Dhanka nolosha  qofka dhax dhaxaadka ah  waxuu bishii ubaahnaan karaa ilaa $300 ilaa $400, noloshadda caadiga ah ( for normal life)…

dhanka shaqadda, ajaanibta waxaa aad ugu  adag in shaqo ka helaan  Malaysia sababtoo ah  waxaa aad  ladkeeyay sharciyadda lagu heli karo shaqadda , qaas ahaan ardayda loom ogola in shaqeeyaan …

Dhanka immigration ama socdaalka , ardayga waxaa loo ogolyahay in uu soo qaato visa ardaynimo in ta uu malaysia imaanin , visa ardaynimadda waa mid sanad walba la cusbooneeysiiyo, waxaa kaloo laga doonaa ardayka in uu soo galo wadanka asigoo haysto aqbalaad Jaamacadeed  sidaas daraateed soomaalida waxaan ka codsaneeynaa cidii dooneysa in Malaysia

Arday ka noqoto fadaln adigoo halkaaga joogo soo codso Jaamcada , kadibna  iimaaw adigoo arday ah.

waxii  kusaabsan Jaamacadaha ama Collages waxaad kalikartaa internet , waxaad kusoo codsankrtaa o­nline application ama  SSSM  waxeey diyaar u yihiin  inaan ku siino  waxii information ah ee aad dooneysid. fadlan waqti kasta nagala soo xeriir


Admin@sssmalaysia.org,   ama +60123079924
XIGASHO- http://www.sssmalaysia.org

 Warbixino muhiim ah

Sidee loo xushaa kulliyad, jaamacad, iyo dalka aad wax ka baraneyso? (akhri)
 

Maxaa ardeyga muhiim u ah marka uu u dhoofayo dalka dibeddiisa? (akhri)
 


Sidee wax looga baran karaa dalalkan?

Sidee wax looga baran karaa dalka Suudaan? (akhri)

Sidee wax looga baran karaa dalka Malaysiya? (akhri)
 

Sidee wax looga baran karaa dalka Pakistan? (akhri)
 

Sidee wax looga baran karaa dalka Masar? (akhri)
 

Sidee wax looga baran karaa dalka Hindiya? (akhri)
 

Sidee wax looga baran karaa dalka Urdun? (akhri)

 

Sidee wax looga baran karaa dalka Yemen? (akhri)
 

Sidee wax looga baran karaa dalka Uganda? (akhri)
 

Sidee wax looga baran karaa dalka Ruushka? (akhri)
 

Sidee wax looga baran karaa dalka Shiinaha? (akhri)
 

Contact: somaliedu@yahoo.com
Designed & Hosted by AfroTech