Sidee
wax looga baran karaa Dalka Indonesiya?
Indonesia
waa waddan ku yaallaa koofur-bari Asia, waana waddan ka kooban
in ka badan 17508 Jaziirado, waana waddanka ugu jaziiradaha
badan caalamka. Tirada dadka ku nool waddankan waxay kor u sii
dhaafayaan in kabadan 222 million tirakoobkii 2006, waana
waddanka 4aad ee ugu dadka badan waddamada caalamka marka laga
reerbo China, India iyo USA...Akhri
warbixinta oo dhan
Qalinjebinta ardeyda
Soomaaliyeed Jaamacadda
Madras - Hindiya
Xaflad qalin-jabin ah oo aad u qiimo badan ayaa lagu qabtay
magalaada Madras ee dalka India. Xafladdaas waxaa lagu
maamusayay qalibjebinta arday Soomaaliyeed oo dhameysay
maaddooyin kala duwan. Xafladan oo ku baxaysay labada luqadood
ee Ingiriisiga iyo Soomaaliga...Warka
iyo sawirradaba
Xaalada
waxbarashada ee dalka Bangladesh
Ma dooneysaa inaad wax ka barato dalka Bangaladesh. Waa sidee
nolosha iyo waxbarashada dalkaasi iyo qiimaha kulliyadaha kala
duwan iyo maciishaddaba. Liiska jaamacadaha dowladda iyo kuwa
gaarka loo leeyahay iyo qaabka lagu heli karo. Sidoo kale
macluumaad ku saabsan qaabka ardeyda Soomaliya ku dalban karto
jaamacadaha dalka Bangaladesh ..Warbixinta
oo dhameystiran
Maxaad ka
taqaannaa maaddada Public Health?
Public health waa maado badanaa
postgraduate ah inkastoo ay jirto iyadoo bachelor lakiin
Pakistan kuma maqal. Public health waa maado balaadhan kuna
saabsan cafimaadka bulshada , halka dhakhatarka uu daweeyo qofka
ama patient public health qofka barta waxa uu dawaynayaa
bulshada, public health waxaa kaloo loo yaqaanaa community...Warbixinta
dhan
Maxaad
ka taqaannaa maaddada Microbiology?
Microbiology waa laan ka mid ah biology lana xiriirta waxyaalaha
aysan ishu arki karin ee ah bacteria, virus,
fungi,parasites(dulin) etc sida magaca ka muuqata waxaa loogaga
shaqeeyaa isbitaalada qaybata abuurka(culture),waana qeyb ka mid
ah shaqooyinka clinical labs-sheeybaarada caafimaadka ay qabtaan
waxay kaloo la xiriirtaa caafimaadka xoolaha,beeraha,biyaha la
cabo..Akhri
warbixinta
Maxaad ka
taqaannaa maaddada Pharmacy?
Pharmacy waa barashada cilmiga daawada waana qayb kamida cilmiga
caafimaadka ( medicine ) qokku wuxuu baranayaa sida loo sameeyo
, loo suuqgeeyo ,sida loo isticmaalo si taxdarleh (safe use) ,
maxaayeelo daawadu marna waxaybay daawaysaa marna iyada ayaa
keenta dhibaatooyin badan ( complications) ,iyo sida la isku
daro dose ( small scale compounding )
Cilmiga
Kombuyuutarka: Barashadiisa & waxay kaaga baahan tahay
Waxaan jeclahay qoraalkan gaaban inaan ku soo koobo inta suura
galka ah waxay tahay maadadii aan afartii sanno ee la soo
dhaafay dhiganayay oo ah Computer Science, wixii caqabado aan la
kulmay, waxyaabaha aan u arko in ciddii danaynaysa ay u baahan
tahay inay ogaato si ay si guul leh ugu dhamaysato barnaamijka
Bachelor of Science in Computer Science.
A career in
newspapers
The American Society of Newspaper Editors offers this brief
advisory to students who are considering careers as newspaper
journalists.Most beginning journalists head into reporting, but
newspapers also seek young talent as photographers, artists,
copy editors, computer experts, librarians, and other
specialists....Read
More
Agriculture
Agriculture is a generic word which evolves all scientific and
social activities in producing food from land and animals
including birds (poultry). In this meaning it excludes food
resources from forest and marine. It is a growing science of so
many different branches. All most every decade new disciplines
emerge and main branches are split into many. For simplification
and understanding we hereby stand on main branches up to
bachelor level and explore sub-divisions under these branches.
Ururka
Dhallinyarada Soomaaliyeed ee Suudaan oo ka qeyb galay shir ay
isugu yimaadeen dhallinyarada Carbeed
Ururka Dhallinyarada Soomaaliyeed ee Suudaan ayaa ka qeyb galay
shir ay isugu yimaadeen dhallinyarada Carbeed. Shirkaasi
oo lagu qabtay dalka Urdun gaar ahaan magaalo xeebeedka CAQABA
intii u dhaxeesay 07-14/12/2007 ayaa waxaa looga hadlayey
ilaalinta deegaanka badaha iyo saameynta ay ku yaalan karto
isbadallada cimilada aduunka..Warbixinta
oo dhan
Ururka
Ardayda Banka Islaamka ee Urdun iyo wafdi ka socda Ururka
Dhallinyarada Soomaaliyeed ee Suudaan oo ka wada hadlay arrimo
badan
Ururka aradada banka islamka ee Jordan (ISLAMIC DEVELOPMENT BANK
STUDENTS ASSOSIATION IN JORDAN) iyo wafdi ka socda ururka
wadaniga dhalinyarada soomaaliyeed ee suudaan Somali National
Youth Union ( SNYU) ayaa si wada jir ah ugu ciiday dalka
jordan.kuwaas oo munaasabada ciida carafo la wadaagay umadda
musliimta ah....Warbixinta
oo dhan
Ardeyda
Soomaaliyeed ee Jaamacadda Karachi oo casho-sharaf u sameeyay
madaxda jaamacaddaasi
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay soo qaban
qaabiyeen ardayda Soomaliyeed ee wax ka barata jaamacadda
Karachi University ee dalka Pakistan ayaa 12kii September waxa
ay ka dhacday guriga martida ee Jaamacadda Karachi
University....Warka
iyo sawirrada xafladda